
Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Laba qof oo la qabtay oo looga shakisan yahey ku lug lahaanshaha dilkiika dhacay Oxie. Duplantis oo ku guuleystay abaalmarin weyn. Iswiidhiska oo hal mar sannadkii taga shineemo.
19 Joulu 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
12 jirka lagu tuhmayo dilkii Malmö isbuucii hore, ayaa xirriir la leh shabakadda Foxtrot, sida boolisku sheegay. 23 jir lagu xukumay 3,3 bilood oo xarig ah sababo la xiriira dhowr dambi oo argagixiso ah. Iswiidhishka oo weli Raashinbadan daadiya. Dadka Iswiidhishka ah ayaa wali iska daadiya cunto badan oo la cuni karo. Sida lagu sheegay tirakoob cusub oo ka soo baxay Hay'adda Ilaalinta Deegaanka ee Iswiidhen.
18 Joulu 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
15 jir lagu helay kufsi gabar yar xilli iskuul lagu jiray. Waxaa laga yaabaa in la mamnuuco in booliisku ka qayb galaan xafladda Pride-ka iyagoo si gaar ah u xiran dharka shaqada. 12 jir looga shakisan yahay dil Malmö ka dhacay jimcihii hore.
16 Joulu 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
haweeney looga shakisan SUMEYN ka dhacday Isbitaalka jaamacada ee Uppsala oo xabsiga lagu sii heeyn doono. Qoraxda oo dalka jirto wax ka yar shan saac. 35 dal oo ku tartami doona Tartanka Heesaha Eurovision.
15 Joulu 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Boolis lagu helay dambi ah inuu si aan taxaddar lahayn u dhaawacay 15. Degmooyin badan oo si liidata ugu diyaarsan go'itaanka korontada haddii dagaal dhaco. Shaqo la'aanta oo aan isbadal ku iman bilihii ina dhaafay ee Oktoobar iyo Nofeembar.
12 Joulu 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Nin50 jir ah oo lagu tuhmayey dil labbo laab ah oo la siiyey. Dugsiga folkhögskolan Kista oo taageerada dowlada laga joojinayo. Haween dhallinyarada ah ooka soo horjeeda shaqada militariga.
11 Joulu 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Maria Corina Machado oo ku guuleeysatay abaalmarinta nabada oo aan imaan xafladii lagu gudoon lahaa abaalmarinta. 50 jir lagu tuhunsan yahay dil haweenay iyo wiil 15 jir ah. Deeq-bixiye shahwo oo hidde-sidaha qaarkii laga heley isbeddel.
10 Joulu 2min






















