Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Laba nin ayaa hadda lagu wadaa in baaritaan lagu sameeyo, baaritaankaas oo ku saabsan xiriirka ay la leeyihiin ninka looga shakisan yahay falka argagaxisnimo oo ka dhacay Brussels ee Abdesalem Lassoued. Israa'iil ayaa haatan ka falcelinaysa falkii ay Greta Thunberg ku dhaqaaqday, kadib markii ay mudaharaad ku taageertay Qaza. Degmeda Burlöv ee ka tirsan gobolka Skåne ayaa biloowday mashruuc ay uga hortagayso in dhalinyarada loo jiito shabakadaha dambiyada.

Jaksot(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

L: oo aan doonayn in lala laabto sharciga ogolaanshaha joogtada ah Kansarka mindhicirka ayaa la ogaan karaa goor hore screening Diidmada caawinta qarashka daawada cayilka

23 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Dembiileyaasha aan la masaafurin karin oo si adag loola tacaaleyo. Socialdemokraterna oo ogolaaday in koron kiimiko looga dhigo dadka carruurta kufsada Sandra Näslund oo ku guuleysatay bilad maar ah

20 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Boolis lagu tuhunsanyahay faraxumayn gabadh qaangaar ahayn. - Nin ku dhexdhintay xabsiga Kronberghäktet maalintii tallaada. - Laba qarax oo ka dhacay xaafada Bellevuegården ee Malmö.

19 Helmi 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

-Qarax labaad oo ka dhacay xaafada Rinkeby - Ninka Scar loo yaqaano rumaan adag laga dhigay - Dukaan yar oo cunto mudo dheer taalay gaday.

18 Helmi 2min

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

Wararaka Raadiyaha Iswiidhan

-Nin dambiyo lagu tuhunsan yahay ayaa laga soo dhiibay Giriiga. -Halkii mayl ee baabuur korontada intuu ku kacayo ayaa ka jaban shidaalka. -Deynta qaranka oo korodhay balse korodhka qiimaha karoon aya...

17 Helmi 2min

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada...

16 Helmi 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.

13 Helmi 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda.

12 Helmi 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-vaalirankkurit-podcast
viisupodi
rss-podme-livebox
rss-asiastudio
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
linda-maria
rss-kalevi-sorsa-saation-podcast
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kuka-mina-olen
rss-tekkipodi