
Wararka raadiyaha Iswiidhen
Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.
24 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Aaga loo yaqano Diplomatstaden ee ku taalla Östermalm oo noqon doonto Aaag amni. Farqi boqolaal karoon ah oo u dhaxeeya bangiyada kala duwan ee qidmada ka qaada macaamiishooda.
23 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Suuqa saamiyada Stockholm oo kor u kaca marna hoos u dhaca. Baadari lagu soo oogay dacwad ku saabsan muuqaallo galmo oo carruurta ah.
20 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Bankiga dhexe oo dulsaarka waxba ka badelin. Baarlamaanka oo kulan gaar ah yeelanaya xagaaga. Haweeney Iswiidhish oo ku dhaawacantay Imaaraadka.
19 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
SAS: Ugu yaraan 1 000 duullimaad oo baaqanaya Abriil Inta qof ee maalintii koowaad diray deklarationen 28 carruur horleh oo si khaldan loogu sheegay inay caafimaad qabaan ayaa la helay dib ayaa loo b...
18 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
USA oo aad hoos ugu dhacday dhanka dimuqraadiyadda Ku dhowaad 40,000 qof oo Iswiidhisha ah oo lumiyay laysink sannadkii hore Cillado farsamo oo ku habsaday hay'adda canshuurta
17 Maalis 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Shaqaalaha safaaradda Iswiidhen ee Iiraan, oo loo rarayaa goob kale. Simona Mohamsson oo ah Gud xisbiga Liberalerna oo cod loo qaadayo maalinta axada. Calaamad muuqata oo muujinaysa in guga uu soo dho...
16 Maalis 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen
Qaraabada racfaan ka qaadanaya xukunka dambiga ambalaas Arla oo dib u ula noqoneysa caano laktos laaan ah Duplantis oo jabiyay rikoor cusub oo adduunka ee tiir boodka
13 Maalis 2min






















