Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 20 jir ah ayaa lagu xukumay 16 sano oo xarig ah kadib markii uu nin oday ah ku dilay degmada Åstorp. Ku dhawaad 20,000 oo shatiga ama leeysanka baabuurta ayaa lala noqday qeybtii hore ee sanadkan, sida ay sheegtay hay'adda hoggaanka gaadiidka ee Iswiidhen. Ka hor inta aan la gaarin bandhig dhaqameedka Ereteriya iyo banaanbaxa looga soo horjeedo xafladda ee sannadkan, booliska Stockholm ayaa ku baaqaya in gargaar lala soo gaari doono.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
politiikan-puskaradio
ootsa-kuullut-tasta-2
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
viisupodi
rss-podme-livebox
aihe
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-asiastudio
rss-ulkopoditiikkaa
rss-pinnalla
otetaan-yhdet
the-ulkopolitist
radio-antro
rss-mina-ukkola
rss-polikulaari-pitka-kiekko-ja-muut-ts-podcastit
rss-girls-finish-f1rst
rikosmyytit