Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Calaamadda biloowga xilliga dayrta ee la hubo ayaa ah nooca shimbirta loo yaqaano booloboolada ku hakada ama joogsada balliga Hornborga iyaga oo u sii socda dhanka koonfureed. Xukuumadda ayaa nidaamka sharciga caddaalada (garsoorka) u qoondeenayso lacag dhan 3.5 bilyan oo cusub oo miisaaniyadda sanadka soo socda ah. Waxaa shalay magaalada Koobanheegan ee caasimadda dalkaasi Denmaark lagu xiray wiil 18 jir ah oo Iswidhish ah, kaas oo lagu eedeeyay isku day dil iyo dambiyo hub ah

Jaksot(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo gata soo saarayaasha oo cabis badan.

23 Huhti 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco.

22 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Haweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loo...

21 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay.

20 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Boqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabiiyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin daawada Alzheimers ee Iswiidhan lagu soo ...

17 Huhti 2min

WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN

WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN

- Xukuumada oo gudbisay hindisaha kusaabsab da`da dambiga -Nin lagu eedeeyay dilka xaaskiisa - Daawooyinka cayilka iyo macaanka oo aad loo isticmaalo

16 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qof loo xiiray qarax ka dhacay bartamaha Geneta ee Södertälje. Qiimaha Shidaalka oo weli isbed-bedalaya. Garaadka Macmalka ee AI-da oo ogaan karto dadka halista ugu jira inuu ku dhacdo kansarka maqaar...

15 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Macalin afka carruur ka sharooteyey oo dembi lagu waayey. Ereyga Lagom oo noqday ereygag ugu fiican. Nin loo xiray dil ka dhacay Helsingborg.

14 Huhti 2min

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

uutiscast
aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
rss-podme-livebox
rss-pinnalla
rss-vaalirankkurit-podcast
otetaan-yhdet
aihe
rss-asiastudio
rss-ulkopoditiikkaa
the-ulkopolitist
rss-raha-talous-ja-politiikka
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
radio-antro
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-girls-finish-f1rst
lotta-paakkunainen