Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Saddex qof oo iswiidhish ah ayaa maanta lagu xidhay magaalada Copenhagen. Waxaa loo xiray laba qarax ee habeennamadii Arbacadu soo galaysay, ka dhacay meel u dhow safaaradda Israa'iil ee Denmark. Dacwad abiil ah ayaa laga qaatay go'aankii hoosta loogu dhigey dacwaddii la xiriirtay iskudirka qowmiyadaha ee horey loogu eedeeyey Rickard Jomshof oo ka tirsan xisbiga sverigedemokraten. Magaalada Uppsala ayaa laga heley nooc tufaax aan caadi ahayn.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-mina-ukkola
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-vaalirankkurit-podcast
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-kiina-ilmiot
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen