Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Aqlabiyadda baarlamaanka ayaa doonayo in la adkeeyo shuruucda iibinta ee loo adeegsado wicitaanada taleefannada. In ka badan afartan takhaatiir oo ka hawl gala gobolka Stockholm iyo gobolka Västra Götaland ayaa lacag lagu siiyay booqashooyin caafimaad oo ay laftoodu bukaan socod ka ahaayeen. Rabshadaha gaangiska ee koonfurta magaalada Stockholm ayaa sii kordhay dhawaanahan, sida uu sheegay boolisku.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rikosmyytit
rss-mina-ukkola
rss-vaalirankkurit-podcast
linda-maria
the-ulkopolitist
radio-antro
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen