Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Dhalinyaro badan oo qaangaar ah ayaa iska indha tira booqashada dhakhtarka ilkaha, sida ku cad tirooyin ka soo baxay heyadda hoggaanka bulshada. Cayaar socotay 13 saacadood, 37 daqiiqo iyo 6 sekan. Haweeney ku nool gobolka Skåne ayaa lagu xukumay kicinta qowmiyadeed iyo aflagaado daran oo ay u geysatay wiilkii ku soo caan baxay iibinta ubaxa bisha Maajo isla markaana uruuriyay in ka badan shan milyan oo karoon.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-mina-ukkola
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-vaalirankkurit-podcast
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-kiina-ilmiot
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen