
Wararka raadiyaha Iswiidhen
Boqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabiiyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin daawada Alzheimers ee Iswiidhan lagu soo ...
17 Huhti 2min

WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN
- Xukuumada oo gudbisay hindisaha kusaabsab da`da dambiga -Nin lagu eedeeyay dilka xaaskiisa - Daawooyinka cayilka iyo macaanka oo aad loo isticmaalo
16 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Qof loo xiiray qarax ka dhacay bartamaha Geneta ee Södertälje. Qiimaha Shidaalka oo weli isbed-bedalaya. Garaadka Macmalka ee AI-da oo ogaan karto dadka halista ugu jira inuu ku dhacdo kansarka maqaar...
15 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Macalin afka carruur ka sharooteyey oo dembi lagu waayey. Ereyga Lagom oo noqday ereygag ugu fiican. Nin loo xiray dil ka dhacay Helsingborg.
14 Huhti 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Siyaasi degmo oo ka tirsan xisbiga SD oo kufsi loo heeysto. Lufthansa oo baajisay duulimaadyada Waqooyiga Yurub. Reza Pahlavi oo maanta khudbad ka jeedinaya baarlamanka Sweden.
13 Huhti 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen
Dhaqaalaha Iswiidhen oo weli si dhab ah u kobcin. Bam gacmeed ku qarxay bartamaha Göteborg. Saddex muwaadin oo ku dhintay duqeynka dhacday Koonfurta Lubnaan
10 Huhti 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
-Laba nin iyo naag ayaa lagu xukumay xukun xabsi oo dheer. - Qalabka wadnaha lagu kiciyo oo hada kadib laga arki karo Appka-SOS. - Haweenay nadiifiso ku shaqayso oo la khiyaamay.
9 Huhti 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan
- Cashuurta bensiinka iyo naaftada oo la dhimi doonaa. - Cunug 16 jir ah oo lagu qabtay Denmark. - Xarunta gaadiidka oo warqad budo ku jirto loo soo diray .
8 Huhti 1min






















