
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Marcus Wandt iyo cirbiyeennadii saddexda ahaa ee la socdey ayaa dib ugu soo laabtay dhulka. Rummaan ku yaalla magaalada Göteborg ayaa dib u eegis ku samaynaysa hab-dhaqankooda shaqo. Agaasimaha guud e...
9 Helmi 20242min

Wararka maan ee Raadiyaha Iswiidhen
Telefishanka dalka Ingiriiska ee Channel 4, oo uu soo gaaray qoraalkii sirta ahaa ee dawladda Israa'iil markhaatiga u soo bandhigtay, uu sheegay inaaney ku qornayn wax caddeeynaya eedeeymahaasi. Xukuu...
8 Helmi 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen.
Waxaa halkeedii ka sii socda hoos u dhicii tirada kalluumeeysatada Sweden. Xeerilaaliyaha ayaa iminka jawaab ka heley sababta ka dambeeysay in qoys deggan magaalada Söderhamn la sumeeyey Fiidnimada ma...
7 Helmi 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wargeeyska Aftonbladet ayaa qoray in caasimadda dalka Masar ee Qaahira lagu qabtay nin ka tirsan shabakadda Foxtrot. Baaristii iswiidhishka ee la xiriirtay qaraxii lala beegsaday tubbooyinkii gaaska e...
6 Helmi 20243min

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Laba nin ayaa lagu diley Grimmered ee magaalada Göteborg fiidnimadii Sabtidii la soo dhaafay. Qareen lagu xukumay shan sano iyo badh xabsi ah ka dib markii lagu helay falal gubitaan. Nin ayaa lagu xuk...
5 Helmi 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda Postnord ayaa doonaysa inay dawladdu hoos u dhigto sida degdegga ah ee loo baahan yahay in boostada loo qeeybiyo. Xisbiga Miljöpartiet ayaa wax ka bedelay mowqifkiisii quwadda korontada ee l...
2 Helmi 20242min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda Stora Enso ayaa u baahan inay keydiso dhaqaale gaarsiisan ku dhowaad hal bilyan oo karoon. Waxaa gebi ahaanba la xaday gambaleelkii kaniisadda klockstapeln oo ku taalla duleedka Tyringe oo d...
1 Helmi 20241min

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweenay hore ugu geysatay dil laba carruur ah oo ay dhashay ayaa maanta lagu xukumay xabsi daa'in. Boqol ka mid ah ciidamaada kamaandooysta ee qaybta K3 ee magalada Karlsborg oo cuntada ka soomay day...
31 Tammi 20242min






















