Wararka maanta ee Sweden.

Wararka maanta ee Sweden.

Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale.

Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa darteedna ayaan u saxeynaa khaldkaas, haddalka Ebba Bush ayaa ahaa sidan:- ”Ugu yaraan 100 boolis ayaa dhaawacmay. Su’aasha u baahan in la is weeydiiyo ayaa ah sababta ay 100:ka dhaawacmay u ahaan waayeen xaqjiriyiintii muslimiinta ahayd ee rabshadahan ka dambeeyay. Kuwan ayaa isticmaalay dhagax si ay u dilaan booliska dalkan, si ay u dilaan shaqaalaha heeyadda badbaadada iyo si ay dhaawacaan kuwa ka shaqeeya daryeelka caafimaad. Halka uu boolisku ka dhaawacmay waxeey aheeyd in ay iyagu dhaawacmaan. Sababta uu boolisku rasaas u ridi waayey maxay tahay?, ayey sheegtay Ebba Busch.”

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
viisupodi
rss-asiastudio
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-vaalirankkurit-podcast
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-mina-ukkola
rss-merja-mahkan-rahat
popcorn-with-esko
rss-pykalien-takaa
rss-polikulaari-humanisti-vastaa-ja-muut-ts-podcastit
rss-50100-podcast