Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Warshadda tamarta nukliyeerka ee Ringhals 4 ayaan awoodi doonin inay bixiso wax koronto ah muddo saddex bilood ah, ka dib markii ay ciladoowday iyadoo hadda u baahan in la dayactiro.

  • Laba ka mid ah shaqaalihii hore ee hoyga daryeelka caruurta (HVB-hemmet) Platea ee Hagfors ayaa hadda lagu soo oogay tuhun ah inay sababeen dhimashada ilmo shan jir ah, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay dacwad oogaha.

  • Hoggaamiyaha Xisbiga Liberaalka Johan Pehrson ayaa shaaca ka qaaday in uusan dooneeyn in ay dhacdo dowlad ay qeybka yihiin xisbiyadda SD iyo Social Demokraterna doorashada ka dib

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-kuka-mina-olen
rss-podme-livebox
politiikan-puskaradio
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-merja-mahkan-rahat
aihe
viisupodi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-50100-podcast