Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Xaafadda Hässlehlmen oo dhacda magaalda Borås ayey doorashada sannadka ka qayb qaateen labadii qofba mid, waana mid ka hooseeysa doorashadii middan ka horreeysay ee 2018-kii. In cunista hilibka lagu bedesho noocyo kalluunka iyo xayawaanka qolfaha ku jira ee badda laga helo ka mid ah ayaa dhimi kara culayska wasakhaynta hawada, isla markaana kaga wanaagsan caafimaadka, sid ku caddaatay natiijo ka soo baxday cilmi-baaris caalami ah. Deegaan doorasheedka, xaafadaha cidhifka galbeed ee magaaladda Stockholm oo uu ku jiro deegaanka Järva ayaa tiradda dadka codkooda dhiibtay waxay u muuqdaan kuwo hoos u dhac uu ku yimid doorashadii degmada ee sannadkan. Waana mid ka fajacisay bulshada nawaaxigaa ku dhaqan.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
politiikan-puskaradio
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-merja-mahkan-rahat
viisupodi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
aihe
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-se-avun-kysymyspodcast
rss-50100-podcast
rss-raha-talous-ja-politiikka