Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Sicirbararka ayaa kor u sii kacay iyadoona uu bishii agoosto gaaray heer sare oo taariikhi ah 9%, marka loo barbar dhigo bishii agoosto 2021, sida ay sheegtay hayadda saadaalinta ee magaceeda loo soo gaabiyo SCB. Maxkamad degmo ayaa ku xukuntay nin 25 jir ah xabsi laba sannadood iyo bar ah, kadib markuu fal-dembiyeed kufsi ah u geeystay haweenay ey isku barteen baraha bulshadu ku kulanto ee la isku shukansado. Xisbiga Feministisk Initiativ (FI) ayaa guuldarro ka soo hoyay doorashadii sannadka 2022. Xisbiga ayaa codeeyntii barlamanka ku hantiyay 0,8% oo keliya, halka uu doorashadii 2018 oo uu hantiyay 2,3%.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rikosmyytit
aihe
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-raha-talous-ja-politiikka
radio-antro
rss-merja-mahkan-rahat
rss-50100-podcast
rss-skn-parhaat