Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Baarlamaanka Iswiidhen ayaa hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ugu codeeyay maanta inuu noqdo ra'iisul wasaare dalka.

Xubnaha xisbiga Liberalrna ee gobolka Istockholm ayaa qoraal ay ku dhaleecaynayaan hoggaanka xisbiga iyo heshiiskii "Tidöavtalet" oo wata magaca goobtii ku dhacay, soo saaray, sida uu qoray wargeeyska Svenska Dagbladet.

Muddo sannado ahba waxaa hoos u sii dhacayey tirada qoysaska carruurta leh ee guryaha laga saaro. Lixdii bilood ee sannadkaan u horreeysay ayey 269 carruur ahi waxay noqdeen hoy la'aan ka dib markii waalidkood guryihii laga saaray.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rikosmyytit
rss-mina-ukkola
rss-vaalirankkurit-podcast
linda-maria
the-ulkopolitist
radio-antro
rss-merja-mahkan-rahat
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen