Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Wararka maanta ee Raadiyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Deeymaha lagu leeyahay dhallinyarada ayaa si xawli ah u sii kordhaya, iyada oo ah xaalad si aad ah ugu badan haweenka dhalinyarada ah.

Wiil dhallinyaraa ayaa booliisku qabteen ka dib dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhacay guri ku yaal Dalsland. Booliiska ayaa xalay saqdii dhexe lagu soo wargeliyey dagaalka guriga ka socda, ka dib markii telefoon loo diray.

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayuu ciidanka ammaanku kor u qaaday ilaalinta waddooyinka iyo suuqyada wixii ka dambeeyey dhacdooyinkii qaraxyada ee sabtidii ina dhaaftay, halkaas oo ey ku geeriyoodeen dad boqol kor u dhaaftay in ka badanna ey ku dhaawacmeen.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-kuka-mina-olen
rss-podme-livebox
politiikan-puskaradio
rikosmyytit
otetaan-yhdet
aihe
rss-merja-mahkan-rahat
viisupodi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
radio-antro
rss-50100-podcast
rss-skn-parhaat