Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Shalay ayaa waxaa timid qaylo dhaan ku saabsan kiimikooyinka ku jira biyaha la cabbo ee xaafadda Unnaryd ee Småland. Biyaha dhalada ku jira ee la'iibiyo ayaa hadda ka dhammaanaya dukaamada nawaaxiga.

Labadii haween ee ku jirey ruumaanka ayaa lagu wargeliyey in lagu tuhunsan yahay iney ka dambeeyeen faldembiyeed dilkii gabar 21 jir ahayd iyo rabshadeeyn meeyd ee ka dhacay degmada Vetlanda, sida uu sheegay xeerilaaliye Adam Rullman oo u warrammay wargeeyska Vetlanda Posten. Iyo warar kale

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
politiikan-puskaradio
otetaan-yhdet
rikosmyytit
rss-merja-mahkan-rahat
viisupodi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
aihe
rss-aijat-hopottaa-podcast
rss-se-avun-kysymyspodcast
rss-50100-podcast
rss-raha-talous-ja-politiikka