Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Qiimaha qaaliyoobay ayaa waxay horseedeen in in badan oo ka mid ah shirkadaha guryuhu ay damacsan yihiin in sannad foodda inagu soo haya ay guryaha dadku deggan yihiin kiradooda aad u qaaliyeeyaan.

Hay'adda kaalmada waxbarshada ee CSN ayaa iminka go'aamisay codsiyadii ugu horreeyay ee lagu dalbanayey deeqda lacageed (omställningsstöde) ee loogu tala galay dadka noloshooda bartamaha ka maraya ee raba in ay shaqada joojiyaan oo ay waxbarasho bilaabaan. Iyo warar kale

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
aihe
rikosmyytit
radio-antro
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
linda-maria
rss-skn-parhaat