Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wakhti hadda 2 sanno laga joogo, cisbitaalka jaamacadada Sahlgrenska ee magalada Göteborg qeybtiisa hooyada iyo dhallaanka ayay ka dhacday dhacdo sababtay in uu cisbitaalku dacwo u gudbiyo booliska. Wakaaladda socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa dhaleeceyn adag kala kulantey guddiga-wakiilada caddaalada. Wakaaladda socdaalka waxay dhibaato wayn ka haysataa wakhtiyada maareynta codsiyadda Arinkaan ayaa waxaa shaaca ka qaaday guddiga wakiilada caddaalada ee JO. Iyo warar kale.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-mina-ukkola
rikosmyytit
the-ulkopolitist
rss-vaalirankkurit-podcast
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-kiina-ilmiot
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen