Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Kulan cusub ayaa dhex mari doona Turkiga, Sweden iyo Finland. Kulankaa oo ku saabsan geeddi socodka ku biiridda Sweden iyo Finland ee Gaashaabuurta Nato.

Weli boqolaal qof ayaa u dhimanaya caabuqa covid 19. Sannadkaan oo kaliya waxaa la geeriyoday fayruskaan qiyaastii shan boqol oo qof.

Nidaamka waxbarashada fasalka ee Sweden ayaa inta badan waxay mas'uuliyadiisu saaran tahay ardayga taasoo si weyn uga duwan nidaamkii lagu yiqiin guud ahaan qaaradda Afrika, gaar ahaanna Soomaaliya sida uu sheegay Professor Cali Nuur

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
tervo-halme
ootsa-kuullut-tasta-2
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
viisupodi
otetaan-yhdet
rss-asiastudio
rss-vaalirankkurit-podcast
the-ulkopolitist
radio-antro
rss-mina-ukkola
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rikosmyytit
rss-kaikki-uusiksi
rss-hyvaa-huomenta-bryssel
rss-kuka-mina-olen