Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Labo wiil oo walaalo ah ayaa lagu eedeeyay in ay hooyadood ku dileen magaalada Göteborg.

Gabar 10 jir ah oo dhaawacyo halis ahi ka soo gaareen tooreey lagu weeraray iyada haweeney qaraabadeed ah magaalada Göteborg.

Daarasad ay sammeysay jaamacadda Göteborg maantana la soo daabacay ayaa lagu sheegay in dadka u dhashaty dibedda ee gaar ahaan ka soo jeeda dalalka fuqurada, in aysan sammeyn horukac xagga deegaanka ah oo la mida dadka Swedish ah.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-kuka-mina-olen
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
rikosmyytit
otetaan-yhdet
aihe
rss-merja-mahkan-rahat
rss-raha-talous-ja-politiikka
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
radio-antro
rss-50100-podcast
rss-skn-parhaat