Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Galinkii hore maanta oo jimce ah oo bartamaha magaalada Örebro lagu weeraray gabar dhalinyaro ah.

Xukuumadda Sweden iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in la sahlo in waalidka deggen guryaha kirada laga saari karo haddii ilmo uu dhalay dambi ku galo guriga dhexdiisa.

Waxaan iswiidhen soo galay bishii agoosto ee sannadkii 2010 oo iminka laga joogo ku dhowaad 13 sannadood, sida uu sheegay Saki Ismail oo isaga iyo saddex carruur uu dhalayba ey yihiin muwaadiniin iswiidhish ah.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-vaalirankkurit-podcast
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rikosmyytit
aihe
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-raha-talous-ja-politiikka
radio-antro
rss-merja-mahkan-rahat
rss-50100-podcast
rss-skn-parhaat