Warka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warka maanta ee Raadiyaha Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Machadka SOM-institut oo ka tirsan jaamicadda Göteborg ayaa soo saaray xog-uruin-sannadeedkiisii oo uu ku warreeystay in ka badan 26 000 oo swedish ah.

Lixda bilood ee ugu horreeysa ee sannadka foodda innagu soo haya ayaa lagu wadaa inuu sicirbararku gaaro heerka 2%, waana yoolka uu bangiga qaranku hiigsanayo.

Guddiga siyaasadda bii'ada Sweden ayaa arbacadii manta soo saaray warbixin sannadeedkoodii. Guddiga ayaa waxyaabaha uu warbixinta ku qoray waxaa ka mid ah in Sweden ay 2022 kii ka karaar dhigtay marka la fiiriyo siyaasadda bii'ada.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
rss-ootsa-kuullut-tasta
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-kuka-mina-olen
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
otetaan-yhdet
politiikan-puskaradio
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
aihe
rikosmyytit
radio-antro
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
linda-maria
rss-skn-parhaat