Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waxa maanta la soo gebogebeeyey xukunka maxkamada rafcaanka ee dacwadii dhakhtar Macchiriani oo ah dhakhtar qaliimada ah una dhashay waddanka talyaaniga. Shirkadda daryeelka ee Humana ayaa loo ogooladay in ay sii haysato shatiga shaqada, isla markaana sii wataan hawlahooda daryeel. Xulka qaranka kubbadda cagta ragga ee Iswiidhen ayaa xalay kala kulmay guuldarro dhigooda Oostariya is reeb reebka tartanka horyaalka Yurub.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
radio-antro
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-asiastudio
io-techin-tekniikkapodcast
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel