Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Guddiga dowladda ee baara shilalka ee ayaa go'aansaday in uu baaris ku sammeeyo shilkii khatarta ahaa ee lagu dhintay ee shalay ka dhacy jardiinka Gröna lund ee Stockholm. Xukuumada Iswiidhen ayaa kaalmo oo dhaqaale gaaraya 380 milyan karoon siineysa dalka Yukreeyn. Hay'adda canshuuraha ayaa kontorool dheeri ah oo badan ku sammeyn doonta timo jarayaasha sannadkan si ay u ogaato in shaqo madow ka jirta goobahaasi.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
radio-antro
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-asiastudio
io-techin-tekniikkapodcast
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel