Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Gabdho badan oo ku dhaqan degmada Botkyrka oo dhacda koonfurta Stockholm ayaa la nool shuruudda iney yihiin bikro iyo cabsida in guur lagu khasbo. Nin ku dhaqan xaafadda Bredäng ee Stockholm ayaa dabka uga tagay digsi ay saliidi hase yeeshee iminka lagu xukumey magdhow gaarsiisan 300,000 oo karoon. Ifrah Ali Kirih, oo ah hooyo iyo barbaariye ku shaqeysa macallinimo ayaa mar ay la hadashay Raadiyaha Iswiiidhen sharaxaad ka bixisay in barbaarintu ay la mid tahay hoggaamin.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
otetaan-yhdet
rss-vaalirankkurit-podcast
radio-antro
linda-maria
the-ulkopolitist
rss-kaikki-uusiksi
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-asiastudio
io-techin-tekniikkapodcast
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel