Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin Swedish-Ruush ah, kuna nool Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah in howlo basaasnimo sharci daro culus uu u qabanayay dalka Ruushka. Dhererka baabuurta xamuulka ayaa maanta ah 25,25 meter, balse laga bilaabo dhammaadka bishan baabuurta xamuulka ayaa bedelkii dherekooda ugu badan waxuu noqon karaa 34,5 meter. Yusuf Hussein ayaa ka mid ah dhallinyaro sannadkan la guddoonsiiyay abaalmarinta Young Courage.

Suosittua kategoriassa Politiikka ja uutiset

aikalisa
ootsa-kuullut-tasta-2
tervo-halme
rss-ootsa-kuullut-tasta
politiikan-puskaradio
viisupodi
et-sa-noin-voi-sanoo-esittaa
rss-podme-livebox
rss-vaalirankkurit-podcast
otetaan-yhdet
radio-antro
rss-tasta-on-kyse-ivan-puopolo-verkkouutiset
rss-asiastudio
the-ulkopolitist
rss-kaikki-uusiksi
io-techin-tekniikkapodcast
linda-maria
rss-kiina-ilmiot
rss-mina-ukkola
rss-hyvaa-huomenta-bryssel