Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Macbadka cibaadada Yuhuudda ee Malmö oo buuxin lahaa 120 sanadood ayaan loo samayn wax xus ah sababo la xidhiidha xaaladda bariga dhexe ka taagan wakhtigan. Shabakadda wararka Alkompis oo laba ka mid ah shaqaalaheeda ku qoreen bogaggooda gaarka ah ee facebook faalooyin loo arki karo kuwo ka dhan ah dadka Yuhudda. Dhawaaqa saacadda hurdada ka kicisa ee Alarm waxay ay dadka ku dhalisaa inay si degdeg ah u fikiraan sida lagu ogaaday daraasad cusub.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
stopp-verden
i-retten
det-store-bildet
lydartikler-fra-aftenposten
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
rss-dannet-uten-piano