Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wakaaladda maamulka iskuullada Skolverket ayaa u soo bandhigtay xukuumadda warbixin la xiriirta in la dheereeyo saacadaha waxbarasho ee dhallaanka dhigta dugsiyada hoose fasallada 1-3. Qiimaha cunnada ee iskuullada ayaa cirka isku shareeray, middaasina oo degmada u soo jiidda kharash badan oo kaga baxa. Bangiga qaran ayaa kor u qaaday ribada hagista siddeed jeer wixii ka dambeeyey bishii Feeberaayo ee sannadkii 2022, si loola dagaalamo sicirbararka.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
stopp-verden
i-retten
det-store-bildet
lydartikler-fra-aftenposten
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
rss-dannet-uten-piano