Wararka maanta ee raadiyaha Sweden.

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden.

19 jir ayay maxkamadda degmada Ystad ugu xukuntay xukun xabsi daa'in ah dil uu geeystay. Ninkan ayaan qiran dembiga. Goobaha lagu dabaasho dalka ee biyahooduna tayada leeyihiin ayey tiradoodu kor u kacdey. Heyadaha oo aan ku wanaagsaneyn iney xaqiijiyaan aqoonsiga qof Sweden safar ku yimaada.

Episoder(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Shirkad ku taal Skåne ayaa lagu tuhunsan yahay inay Ruushka u dhoofisay kiimiko mamnuuc ah Hooyo la dilay Xukunnada xabsiga oo kordhay, muddadooduna sii dheeraatay

28 Apr 1min

Wararka Raadiya Iswiidhen

Wararka Raadiya Iswiidhen

Koror weyn oo ku yimid heerka waxbarashada haweenka tan iyo 2000 meeyadii Dowladda oo bixineysa 2.7 bilyan oo gargaar baniaadamnimo ah Kharashka ilmaha oo si xawli ah kor ugu kacay

27 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddoomiyaha haweenka Liberalerna ayaa iscasilay Wiil dhallinyaro ah mar dambe looma tuhunsana hanjabaad dugsi Cudurka matagga jiilaalka oo ka dambeeyay dillaaca xanuunka caloosha ee Lerum

24 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo gata soo saarayaasha oo cabis badan.

23 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco.

22 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Haweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loo...

21 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay.

20 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Boqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabiiyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin daawada Alzheimers ee Iswiidhan lagu soo ...

17 Apr 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
popradet
nokon-ma-ga
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
rss-ness
rss-espen-lee-usensurert
rss-dannet-uten-piano
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
e24-podden
frokostshowet-pa-p5