Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 17 jir ah ayaa loo xiray sabab ah in looga shakisan yahay dilka wiil lagu toogtay xaafadda Bagarmossen. Hadda waxaa la ogolyahay in lagu toogto bannanka magaaladda Skellefteå labada shimbir ee ah nuuca geedaha garaaca ee si xun u jabsaday dhismo la deggan yahay. Cayayaanka ayaan tiro ahaan Iswiidhan hoos u dhicin 35-kii sano ee ugu dambeeyay, sida lagu sheegay daraasad ay samaysay jaamacadda Sweden ee beeraha. Sweden ayaa caawa diyaar u noqon karta koobka kubadda cagta Yurub ee 2025.

Episoder(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddoomiyaha haweenka Liberalerna ayaa iscasilay Wiil dhallinyaro ah mar dambe looma tuhunsana hanjabaad dugsi Cudurka matagga jiilaalka oo ka dambeeyay dillaaca xanuunka caloosha ee Lerum

24 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo gata soo saarayaasha oo cabis badan.

23 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco.

22 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Haweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loo...

21 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay.

20 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Boqor Carl XVI Gustaf oo Yukareyn tagay. KD oo doonaya in la baabiiyo bilaha aabaha loo qoondeeyey .Adeegga caafimaadka oo lagula talinayo inuusan isticmaalin daawada Alzheimers ee Iswiidhan lagu soo ...

17 Apr 2min

WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN

WARARKA RAADIYAHA ISWIIDHAN

- Xukuumada oo gudbisay hindisaha kusaabsab da`da dambiga -Nin lagu eedeeyay dilka xaaskiisa - Daawooyinka cayilka iyo macaanka oo aad loo isticmaalo

16 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qof loo xiiray qarax ka dhacay bartamaha Geneta ee Södertälje. Qiimaha Shidaalka oo weli isbed-bedalaya. Garaadka Macmalka ee AI-da oo ogaan karto dadka halista ugu jira inuu ku dhacdo kansarka maqaar...

15 Apr 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
popradet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
det-store-bildet
nokon-ma-ga
lydartikler-fra-aftenposten
hanna-de-heldige
fotballpodden-2
rss-ness
aftenbla-bla
rss-espen-lee-usensurert
e24-podden
rss-dannet-uten-piano
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
rss-penger-polser-og-politikk