Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dalka Jarmalka ayaa dacwad lagu soo oogey laba nin oo weerar argagixiso ku qaadi lahaa xarunta baarlamanka Iswiidhen. Xukuumadda Iswiidhen ayaa u magacoowday ergey gaar ah dalka Yukrayn. Bangi kale oo ka mid ah bangiyada waaweyn ayaa hoos u dhigaya ribada deeymaha guryaha lagu iibsado.

Episoder(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Booliis aad u badan oo xaadir ku noqonaya Malmö inta lagu jiro ciidda fusxiga Dumar dacwad lagu soo oogay Waajibka wargelinta ee HIV waa in la baabiiyaa

2 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Socialdemokrate-ka oo dalbanaya in ay xukuumadu qorshe hawleedka AI soo bandhigto. Lacag badan oo hey`ada hawlgabku soo celiso. Kansarka haddii si degdeg ah loo daaweeyo dad badan baa badbaadi kara.

1 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo miisaaniyadda guga ku dareysa 250 milyan si dhallinyarada loogu helo shaqo xagaaga. Sannadkii hore waxaa kordhay qabashada kastamka ee boqoshaada loo arko maandooriye. Bangiyada oo kor u...

31 Mar 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Nin 60 meeyo jir lagu soo oogay dacwad culus oo ku saabsan ka ganacsi galmo. Dugsiga sare ee Kristinegymnasiet ee Falun oo waxyeelo soo gaartay. Iyo cadaadis hawo oo hooseeya oo ku soo wajahan Sweden.

30 Mar 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Habeenka Sabtida iyo Axadda u dhexeeya saacadda ayaa saacadda la beddelayaa Howl-gal iibsi galmo oo la fuliyey 19 jir xukun lagu sii adkeeyey

27 Mar 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Gabdho dayar oo lagu tuhunsan yahay toogasho kala duwan oo Sweden ka dhacday. Centerpartiet oo soo jeedisay qorshe cusub oo fududeynaya helida jinsiyadda Sweden. Nin 40 meeyo jir ah oo horey kufsi loo...

26 Mar 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

SEB oo dulsaarka guryaha kordhinaya. Dagaalka Iiraan oo hoos u dhigaya dhaqaalaha. Haweeney xabsi loo dhaadhiciyey.

25 Mar 1min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Madaxii hore ee maaliyadda gobolka Västerbotten oo xabsi la dhigay. 16 jir qirtay dil ka dhacay banaanka masjid ku yaalla Örebro. Nin lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Solna.

24 Mar 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
lydartikler-fra-aftenposten
forklart
stopp-verden
popradet
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
det-store-bildet
hanna-de-heldige
rss-ness
aftenbla-bla
nokon-ma-ga
rss-penger-polser-og-politikk
e24-podden
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
frokostshowet-pa-p5
chit-chat-med-helle