Wararka maanta ee Radio Sweden

Wararka maanta ee Radio Sweden

Nin ka tirsan ciidanka boliiska magaalada Malmö ayaa loola cararay isbitaalka ka dib markii madaxa jug laga gaarsiiyey isagoo howlgal ku jiray. Maxkamadda Racfaanka ayaa xaqiijisay xukunka maxkamadda hoose ee xabsi daa'in ah oo lagu riday labadii nin ee rasaasta furay. Filinka Filip iyo Fredrik ee 'Den sista resan - safarkii ugu dambeeyay' ayaa noqon doona kan Sweden u matali doona tartanka abaalmarinta Oscar-ka.

Episoder(1000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.

13 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda.

12 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Afart qof oo loo xiray eedeymo musuqmaasuq ka dhacay nawaaxiga Stockholm, Nin looga shakisanyahay khiyaamo 13 milyan oo dacwad lagu soo oogay SMHI ka digaysa baraf xooggan oo ka dhacaya Gobolka Skåne.

11 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Iswiidhan oo taariikh ka dhigtay ciyaaraha olombikada Talyaaniga ka socda. - Nin naagtiisa dilkeeda qirtay . - Dad badan oo la ildaran balwada khamaarka.

10 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Sweden oo kaalmo dheeraada siin doonta yukrayn. -Laba nin oo kamida dadka banaanka ka hagayay iibka daroogada oo rumaan lagu amray. -Daryeelka dhimashada ka hor oo aan fiicnayn guud ahaan sweden.

9 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

- Nin 40 jir ah ayaa maxakamada Solna kusoo oogtay dacwad ah hanjabaad sharci darro ah. -Haweenay ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii ay faraxumaysay ilmo. -Dalabka khamriga maraykanka ee suuqyada S...

6 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Tirada kiisaska RSviruska ee la soo wariyey inay kordhayaan Xukuumadda oo dooneysa fududeynta tarxiilka dadka kufsiga geysta Duufaan baraf cusub oo ku soo fool leh qaybo ka mid ah Skåne

5 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Maxkamadda racfaanka oo adkeeysay xukun loo ridey fal cunsuriyeed. Shan qof oo loo maxkamadeeyey dilkii saddexda qof ee magaalada Uppsala. Wakaaladda canshuuraha oo cubooneeysiineysa adeegoodda elektr...

4 Feb 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
rss-ness
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
unitedno
rss-dannet-uten-piano