Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wakiilada baarlamanka ee cadaaladda ayaa dhaleeceyn culus u jeediyay guddoomiyaha gobolka Stockholm, Anna Kinberg Batra. Degmooyinka Iswiidhen ayaa sanadkii hore lacag dhan 200 milyan oo karoon siisay shirkado maamula guryaha dhallinyarada lagu haayo ee loo yaqaan HVB. Nin 40 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi kadib markii uu si qarsoodi ah filim uga duubay gabdho wax ka baranayay iskuul ku yaala Karlstad oo uu ka shaqayn jiray.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
aftenpodden-usa
forklart
i-retten
popradet
nokon-ma-ga
lydartikler-fra-aftenposten
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-ness
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
fotballpodden-2
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
unitedno