Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Wararka maanta iyo Raadiyaha Sweden

Laanta adeega bulshada ee degmeda Botkyrka ayaa xiran maanta oo talaada ah, ka dib markii dhowr qof oo shaqaale ah loo hanjabay. Aagga amniga ee booliiska Norrköping ay ku soo rogeen xagaagan xaafadda Hageby ee degmada Norrköping ayaa lahayd sameeyn amni abuurtay iyo ka hortag dembiyada. Qiimaha cunnada ayaa korodhay 0.2 boqolkiiba bishii oktoobar ee sannadka, sida lagu muujiyay tirokoobyada cusub ee shabakadda madax-bannaan ee Matpriskollen.

Episoder(500)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Nin 23 jir ah oo lagu xukumay xabsi daain dambiyo la xirriira fal-danbiyeed. Meelo badan oo Iswiidhen oo ay ka jiraan khataro dab oo weyn. Swedbank oo dhimeeysa tirada shaqaalaheeda.

29 Apr 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Shirkad ku taal Skåne ayaa lagu tuhunsan yahay inay Ruushka u dhoofisay kiimiko mamnuuc ah Hooyo la dilay Xukunnada xabsiga oo kordhay, muddadooduna sii dheeraatay

28 Apr 1min

Wararka Raadiya Iswiidhen

Wararka Raadiya Iswiidhen

Koror weyn oo ku yimid heerka waxbarashada haweenka tan iyo 2000 meeyadii Dowladda oo bixineysa 2.7 bilyan oo gargaar baniaadamnimo ah Kharashka ilmaha oo si xawli ah kor ugu kacay

27 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Guddoomiyaha haweenka Liberalerna ayaa iscasilay Wiil dhallinyaro ah mar dambe looma tuhunsana hanjabaad dugsi Cudurka matagga jiilaalka oo ka dambeeyay dillaaca xanuunka caloosha ee Lerum

24 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Wiil 15 -jir ah oo loo qabtay cabsi galintii skuulada Borlänga. - Hooyo lagu xukumay saddex sano iyo lix bilood oo la fasaxay. - Dadka khamriga toos uga soo gata soo saarayaasha oo cabis badan.

23 Apr 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Aaga amniga Östermalm oo lasoo afjaray. - Nin 80 jir ah oo hub lagu qabtay. - Dadka Sami-ga oo raba in duulimaadyada buuraha Kiruna laga mamnuuco.

22 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Haweeney dacwo loogu soo oogay mindi ay ku weeratay haweeney kale oo tirsan adeegga guriga ee hemtjänt-tiga. Dhakhtar ku adkaystay in nin qaba autism uu salaamo. Tareennada oo ku yimaada wakhtigii loo...

21 Apr 2min

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Wararka raadiyaha Iswiidhen

Qiimaha kafeega oo la filayo inuu hoos u dhaco, Canshuur celinta ee warqad ahaanta oo ay tahay in kama dambeys lagu rido santuuqa maalinta Arbacada. Gabdho 20 meeyo jiro ah oo xabsi lagu xukumay.

20 Apr 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
nokon-ma-ga
hanna-de-heldige
rss-ness
aftenbla-bla
e24-podden
rss-utenrikskomiteen-med-bogen-og-grasvik
rss-penger-polser-og-politikk
rss-espen-lee-usensurert
frokostshowet-pa-p5