Maanta iyo wararka radio Sweden

Maanta iyo wararka radio Sweden

Hindise lagu soo jeediyay in gebi ahaan iskuullada laga mamnuuco tubaakada. Laba qof ayaa toogasho lagu diley Norrköping iyo Stockholm fiidnimadii sabtiidii. Siddeed ka mid 270-ka baraf weyne – glaciaärer-da Sweden oo dhallaalay.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Denne episoden er hentet fra en åpen RSS-feed og er ikke publisert av Podme. Den kan derfor inneholde annonser.

Episoder(2000)

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Magdalena Andersson oo lumisay kalsoonida, Arday rag ah oo loo hayo tuhuno kala duwan oo uu ku jiro xadgudub galmo iyo Kobaca dhaqaalaha oo si lama sare ugu kacay bishii Agoosto. Lyssna på alla avsnit...

9 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Darawalkii shilkii baska Småland oo la sii daayay. Hoos u dhac dambiyada loo geysto ama geystaan ardayda fasalka sagaalaad iyo lacago qalad ku bixi lahaa oo la baajiyay Lyssna på alla avsnitt i Sverig...

8 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Heweeney 50 jir oo ku dhimatay Malmö ka dib tuhun weerar mindi ah. Maxkamad boolis Swedish oo lagu dilay Danmark oo furantay iyo haweeney lagu soo oogay dayacaad ilmo Lyssna på alla avsnitt i Sverige...

7 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Sweden oo u direysa shaqaale iyo difaaca cirka Patriot dalka Poland. Maxkamadaha oo sii akiday xukun xabsi daa'in oo ku dhacay xubin ka tirsan gaangiska iyo nin isna lagu xukunay basaasnimo. Lyssna...

6 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Haweeney dacwad loogu soo oogay tacadi ay u geeysatay carruurteeda. Dacwad ooge codsaday in wiil 16 jir ah ku lug leh weerarkii Fagersta, in lagu sameeyo baaritaan maskaxda ah. Magaalada Oxelösund o...

5 Okt 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Magdalena Andersson oo mar kale ka soo fekereysaa soo dhisid dowlad. Maxkamada racfaanka oo sii deysay qof ku hore loogu xukumay xabsi daa'in iyo tiro shirkado cusub oo la aasaasay sannadkan oo tira b...

2 Okt 2min

Wararka maanta ee Raddiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raddiyaha Iswiidhen

Waxaa markii afaraad dib loo dhigay dhageysiga dacwad weriye Swedish oo ka dhici lahaa dalka Turkiga. kuleylka xagaaga oo weli ka jira koonfurta Sweden iyo Maxkamada racfaanka oo xaqiijisay xukun hore...

1 Okt 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

200 qof oo ilaa iyo imminka loo oggolaaday kaalmada dib u noqoshada. Vänsterka oo soo bandhigayo hindise lagu joojinayo masaafurinta dhallinyarada iyo 20 miljan oo lagaisticmaalay waraaqaha codeynta d...

30 Sep 1min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
forklart
stopp-verden
aftenpodden-usa
popradet
fotballpodden-2
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
rss-espen-lee-usensurert
hanna-de-heldige
rss-ness
rss-penger-polser-og-politikk
aftenbla-bla
bt-dokumentar-2
frokostshowet-pa-p5
ta-dokumentar
e24-podden