Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Kadib markii xisbiga Centerpartiet uu ku dhawaaqay in xisbigu uusan taageeri doonin in codka kalsoonida lagala noqdo wasiirka cadaalada Morgan Johansson (S), Awooda hadda waxay gacanta ugu jirtaa, Amineh Kakabaveh oo duurjoog ah, macnaheeduna yahay in aanay xisbina ka tirsanayn baarlamaanka. Dab dhawr meel qabsaday ayaa ka dhacay Trollhätaan,iyo warar kale

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
bt-dokumentar-2
forklart
det-store-bildet
aftenpodden-usa
dine-penger-pengeradet
fotballpodden-2
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
rss-penger-polser-og-politikk
rss-ness
e24-podden
oppdatert
rss-borsmorgen-okonominyhetene
ukrainapodden