Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Codadka doorashada heer gobol ayaan la tirin weli, balse natiijada horudhaca ah ayaa muujineysa in meelo badan ay ka dhaceen is beddello xagga awood qaybsiga ah

  • Sida laga soo xigtay xogta hordhaca ah,ee doorashadii shaley, dadka u soo baxay doorashada ayaa si weyn hoos ugu dhacay tan iyo doorashadii hore

  • Jimmie Åkesson ayaa maanta kula qadeeay xarunta baarlamaanka ee xisbiga Moderaterna, wadahadalo ayaa u bilowday xisbiyada doonaya in Ulf Kristersson uu noqdo ra'iisul wasaare.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
forklart
aftenpodden
stopp-verden
popradet
det-store-bildet
nokon-ma-ga
bt-dokumentar-2
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
rss-penger-polser-og-politikk
unitedno
rss-ness
e24-podden
lydartikler-fra-aftenposten
frokostshowet-pa-p5