Wararkii maanta ee Raadiyo Sweden

Wararkii maanta ee Raadiyo Sweden

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Ka dib kulayl dayreedkii aadka u sareeyay ayaa iminka waxaa dhammaan waddankoo dhan, koonfurta Sweden ilaa waqooyigeeda ka bilaabanaya soo di'itaankii barafka barafka.

Gabar da'deedu 15 jir tahay oo lagu tuhunsanaa in ay dishay walaalkeed ka yar, ayaa maanta maxkamadi dacwad ku soo oogtay. Gabadhaan ayaa bartamihii bishii juulaay weerar ku qaadday walaalkeed ka yar oo ay ku wada sugnayeen guri ku yaal xaafadda Vällingby ee magaalada Stockholm.

Dhuumaha gaaska ee Nord Stream ayaa waxaa loo geystay kharibaad weyn dabayaaqadii bishii september ee tagtey.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
aftenpodden
stopp-verden
popradet
forklart
bt-dokumentar-2
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
lydartikler-fra-aftenposten
hanna-de-heldige
rss-ness
e24-podden
unitedno
oppdatert
rss-penger-polser-og-politikk
fotballpodden-2