Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wasiirka arrimmaha dibadda Iswiidhen Tobias Billström (M) oo ey weheliyaan wasiirrada dhiggiisa ee waddammada noordiska iyo baltig-ga ayaa booqasho ku tagay Kiev. Xukuumadda dalka Hungeriya ayaa ictiraaftay ka mid noqoshada waddammada Iswiidhen iyo Finland gaashaanbuurta Nato, Johan Pehrson oo hore u ahaa Sii hayihii hoggaanka xisbiga Liberalerna, islamarkaana ah wasiirka isdhexgalka iyo suuqa shaqada ee xukuumadda Sweden, ayaa sabtidii si rasmi ah loogu doortay xilka hoggaanka xisbiga.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
nokon-ma-ga
det-store-bildet
lydartikler-fra-aftenposten
dine-penger-pengeradet
rss-ness
aftenbla-bla
rss-gukild-johaug
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
e24-podden
rss-dannet-uten-piano