Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

  • Hogaamiyaha xisbiga Ceneterka Annie Lööf oo reer Värnamo ah, ayaa sheegtay in ay nafistay ka dib xukunkii maxkamadda ee Teodor Engström.

  • Machadka xaalada dhaqaalaha oo magaciisa loo soo gaabiyo (KI), ayaa ogaaday in ayan shirkadaha Iswiidhan sare u qaadin sicirka in ka badan qiimaha uu joogo.

  • Dadka ka shaqeeya maktabadaha buugagta ee caamka ah iyo madxafyada ayaa la kulmo handadaad iyo nacayb marba marka ka dambaysa soo badanaya, oo uga imaanaya bulshada iyo weliba siyaasiyiin ku cadaadinaya waxa ay rabaan.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
aftenpodden
stopp-verden
popradet
forklart
bt-dokumentar-2
det-store-bildet
nokon-ma-ga
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
aftenbla-bla
lydartikler-fra-aftenposten
hanna-de-heldige
rss-ness
e24-podden
unitedno
oppdatert
rss-penger-polser-og-politikk
fotballpodden-2