Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Maxkamadda degmada Lund ee nawaaxiga Skåne ayaa xukun sannad ah ku riday aabbe lagu soo eedeeyey inuu gabar uu dhalay u geeystay jirdil. Ninkan la xukumay ayaa ka mid ah iimaammada ugu cadcad Iswiidhen ee aaminsan madhabta salafiyada, hase yeeshee iska dheereeyey dembiyada lagu soo oogey.

Wasiirka arrimmaha dibadda dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu oo ka falceliyay go'aankii maxkamadda sare Iswiidhen ay ku joojisay in suxufi turki ah loo gacangeliyo dalkaasi.

Xilliyada fasaxa Kirismaska iyo kalaguurka sannadka iyo dhallaanka oysaska danyarta.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden-usa
aftenpodden
forklart
popradet
stopp-verden
det-store-bildet
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
nokon-ma-ga
lydartikler-fra-aftenposten
rss-gukild-johaug
bt-dokumentar-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
unitedno
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
e24-podden
rss-ness