Wararkii maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee raadiyaha Iswiidhen

Hayadda caafimaadka bulshada oo sheegtay inay doonayso in saami tijaabo oo dhanka civid-19 ah lagu xiro dadka ka soo safraya dalka Shiinaha. Ilmihii ugu horeeyey ee sannadka 2023-da dhasha oo ay waalidkiis ka hadleen dareenkooda. Goobaha daryeelka waayeelka oo sannadaha soo socdaoo la sheegay inay baahi wayn u qabi doonaan sidii ay ku heli lahaayeen shaqaale badan. Waa qodobada aad ku maqli doontaan wararkeena maanta.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
rss-ness
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
unitedno
rss-dannet-uten-piano