Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Qiimaha cunnada ayaa la fileyaa inuu kor u sii kaco sannadkaan, haseyeeshee kor u kacaan ayaa la qiyaasayaa in uu ka hooseeyn doono kor u kicii sannadkii hore.

Xukuumadda Sweden ayaa gorgortan ku saabsan sidii ay u wada samyan lahaayeen wada shaqayn ciidan oo ballaaran, oo horseedi doonta in ciidammada Maraykanku ay ka hawl geli karaan arllada dalka Sweden, kula jirta waddanka Maraykanka.

Baahi aad u ballaaran ayaa ka jirta dareewallada basaskad xaaladda iminka lagu jiro, sida uu sheegay David Erixon, oo ah madaxa laanta xiriirka ee shirkadda basaska Nobina.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
stopp-verden
forklart
aftenpodden-usa
i-retten
popradet
lydartikler-fra-aftenposten
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
rss-ness
fotballpodden-2
hanna-de-heldige
aftenbla-bla
frokostshowet-pa-p5
e24-podden
unitedno
rss-dannet-uten-piano