Waraka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Waraka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wiil 16 jir ah oo lagu tuhunsan yahay dil oo mudo 10 bilood kor u dhaafeysa ku jira rummaan. Qaybtii ugu horeeeysay ee sannadkii 2022 ayey 34 qof u geeriyoodeen toogashooyin. Halka sannadkan 2023 ay illaa iyo hataan u geeriyeedoon toogashooyin 21 qof. Dhakhtar Khalif Bile ayaa ku raacsan hay'adda adeega caafimaadka ee Iswiidhen welwel ay ka muujisay kororka isticmaalka daawooyinka antibiotikada oo sababi karta u adkeysiga bakteeriyaddu u yeelaneyso daawooyinkaasi.

Episoder(1000)

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Boliiska oo sheegay in aanu wax dembi ahi dhicin, kadib meyd haweeney oo la heley. Xisbiga MP iyo V oo dalbadey iney xisbiyada S iyo L u codeeyaan soo jeedintooda in la joojiyo tarxiilka dhallinyarada...

16 Feb 3min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Xukuumadda oo doonaysa in ka qaybgalka kooxaha dambiyada laga dhigo dambi Afar qof oo lagu soo oogay dabagal wasiir. Tirada loda la qalo oo hoos u dhacday.

13 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Frida Karlsson oo biladii labaad ee dahab ah ku guulaysatay. Safarka Kuba oo laga digay. Dhaqaalaha sweden oo kor u socda.

12 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Afart qof oo loo xiray eedeymo musuqmaasuq ka dhacay nawaaxiga Stockholm, Nin looga shakisanyahay khiyaamo 13 milyan oo dacwad lagu soo oogay SMHI ka digaysa baraf xooggan oo ka dhacaya Gobolka Skåne.

11 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Iswiidhan oo taariikh ka dhigtay ciyaaraha olombikada Talyaaniga ka socda. - Nin naagtiisa dilkeeda qirtay . - Dad badan oo la ildaran balwada khamaarka.

10 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

Wararka Raadiyaha Iswiidhan

- Sweden oo kaalmo dheeraada siin doonta yukrayn. -Laba nin oo kamida dadka banaanka ka hagayay iibka daroogada oo rumaan lagu amray. -Daryeelka dhimashada ka hor oo aan fiicnayn guud ahaan sweden.

9 Feb 1min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

- Nin 40 jir ah ayaa maxakamada Solna kusoo oogtay dacwad ah hanjabaad sharci darro ah. -Haweenay ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii ay faraxumaysay ilmo. -Dalabka khamriga maraykanka ee suuqyada S...

6 Feb 2min

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Raadiyaha Iswiidhen

Tirada kiisaska RSviruska ee la soo wariyey inay kordhayaan Xukuumadda oo dooneysa fududeynta tarxiilka dadka kufsiga geysta Duufaan baraf cusub oo ku soo fool leh qaybo ka mid ah Skåne

5 Feb 2min

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
stopp-verden
i-retten
lydartikler-fra-aftenposten
popradet
nokon-ma-ga
det-store-bildet
dine-penger-pengeradet
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
rss-gukild-johaug
e24-podden
fotballpodden-2
frokostshowet-pa-p5
rss-dannet-uten-piano
grasoner-den-nye-kalde-krigen