Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Dhowr taksiileyaal oo ka daalay duruufaha shaqo ee liita ee ka jira shirkadaha app-ka sida Uber iyo Bolt ayaa sameeystay app cusub. Rabshadihii ugu dambeeyey ee dhacdooyinkii dalka ka dhacay ayaa ah kuwo baaxaddooda wax loo dhigaa aaney jirin. Khadiija Maxamuud oo ku shaqeeysata xirfadda cunnakarinta ayaa ku tala bixisay sida ey qoysaska saboolka ahi u dhimi karaan kharashka cunnada kaga baxa xilligan oo kale oo lagu jiro xaalad dhaqaale oo cakiran.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
stopp-verden
i-retten
det-store-bildet
lydartikler-fra-aftenposten
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
rss-dannet-uten-piano