Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Biladda abaalmarinta fiisikada ee 2023 ayaa sannadka lagu bixiyey cilmibaarista la xiriirta elektrooner-ka iyo biriqda ilayska. Saddex caalin ayaana ku guuleeystey. Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson ayaa ku casuumay hogaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka iyo xisbiga Sverigesdemokraterna shirka golaha talabixinta amniga qaranka. Jan Nilsson, ama Abdul Hamid oo horey loo oran jirey ayaa magaciisa bedelay si uu si ka sahlan shaqo ugu helo.

Populært innen Politikk og nyheter

giver-og-gjengen-vg
aftenpodden
aftenpodden-usa
forklart
popradet
stopp-verden
i-retten
det-store-bildet
lydartikler-fra-aftenposten
fotballpodden-2
dine-penger-pengeradet
rss-gukild-johaug
nokon-ma-ga
rss-ness
aftenbla-bla
hanna-de-heldige
e24-podden
frokostshowet-pa-p5
rss-penger-polser-og-politikk
rss-dannet-uten-piano