Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Ubaxa lagu magacaabo majblommor ayaa sannadka rikoor cusub jebiyey oo la iibiyey 90 malyan oo karoon. Cilmi-baaris cusub oo lagu sameeyey Sweden ayaa lagu ogaadey inaanu qofku ka caafimaad badneyn haddii uu ku guuleeysto bakhtiyaanasiib ama uu lacag badan ku helo degdeg. Markii ugu horreeysay sannad iyo bar ayuu hoos u dhacay, hoos u dhicii iibsiga cunnada Sweden lagu samcadeeyo. Heyadda saadaalinta hawada - SMHI ayaa ka digtay halista dab ka kaca duurka goobo badan oo dalka ka mid ah.

Populärt inom Politik & nyheter

svenska-fall
aftonbladet-krim
p3-krim
rss-krimstad
blenda-2
flashback-forever
politiken
rss-vad-fan-hande
rss-krimreportrarna
rss-sanning-konsekvens
aftonbladet-daily
motiv
spar
grans
rss-frandfors-horna
svd-ledarredaktionen
rss-flodet
dagens-eko
olyckan-inifran
krimmagasinet