Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan

18-jira lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dilkii isniintii ka dhacay Malmö ayaa ka soo baxsaday goob ay laanta adeegga bulshadu ku meeleeysay. Shirkadda tareemmada ee SJ ayaa joojin doonta khadka tareenka pendel-ka ee isaga goosha magaalooyinka Stockholm iyo Uppsala. Laba nin ayey ka soo gaareen dhaawacyo culus kadib toogasho ka dhacday xaafadda Husby, Stockholm. Dalka Taayland oo cusbooneeysiin ku sameynayo quwaddiisa ciidanka cirka kuna kordhinaya dayuurradaha dagaalka ee JAS 39 Gripen.

Populärt inom Politik & nyheter

aftonbladet-krim
rss-krimstad
svenska-fall
p3-krim
spar
aftonbladet-daily
flashback-forever
politiken
rss-sanning-konsekvens
rss-krimreportrarna
motiv
rss-vad-fan-hande
blenda-2
rss-flodet
rss-frandfors-horna
rss-expressen-dok
grans
rss-aftonbladet-krim
svd-ledarredaktionen
ett-rent-noje