
Wararka maanta iyo Sweden
Haweeney 30 jir ah ayaa fiidnimadii axaddii laga helay nawaaxiga Märsta ee waqooyiga magaalada Stockholm iyadoo dhaawac xun loo geeystay. Nin 74 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi daain, ka dib markuu san...
16 Joulu 20242min

Wararka maanta iyo Sweden
Qorshe cusub oo lagu yareynayo cunsuriyadda. 200 oo qof ayaa habeen iyo maalin ka shaqeynayey dayactirka waddada xadiidka Malmbanan. Kirismaska cad oo ku yar koonfurta laakiin ku badan nawaaxiga waqo...
13 Joulu 20242min

Maanta iyo wararka radio Sweden
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Tuhunkii la xirriiray kufsiga ee lagu soo eedeyey ciyaaryahanka kubada cagta ee Kylian Mbappé oo la baa bi'iyey.Sicir bararka ayaa bishii Nofeembar kor u kacay 1.8 ...
12 Joulu 20242min

Wararka maanta iyo Sweden
Guud ahaan kala bar qashinka cuntadaSweden wuxuu ka yimaadaa qoysaska. Laba wiil oo aan qaangaarin oolagu qabtay magaalada Malmö. Shirkadda lacag waarididda ee Klarna oo lagu ganaaxay lacag nus bilyan...
11 Joulu 20242min

Wararka maanta iyo Sweden
Maxkamadda Sare waxay tijaabinaysaa in la masaafuriyo qof dambiile ah. Cudurka shuban-biyoodka jiilaalkaoo xilligiisii la gaaray. Qalalaasaha internetka ee nawaaxiga Västerbotten.
10 Joulu 20242min

Wararka maanta iyo Sweden
Go'aamada magan-galyo doonka Suuriya oo hakad la geliyey 15-jir gabar ah oo loo haysto dilka gabar ay isku da' yihiin 4-jir wiil ah oo dhintay ka dib shil ka dhacay dugsi xannaano Baaritaanka walxaha...
9 Joulu 20243min

Wararka maanta iyo Sweden
Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ballaariyaan awoodda booliiska ee isticmaalka kaamiradaha kormeerka. Kiruna ayaa noqon doontaa caasimadda dhaqanka ee qaaradda Yurub sannad...
6 Joulu 20241min

Wararka maanta iyo Sweden
Booliska ayaa nin ayaa nin ka soo xiray bannaanka guriga ay degan tahay amiiradda Victoria. Nin 40 jir ah oo loo aqoonsaday inuu yahay xubin sare oo ka tirsan shabakada dambiilayaasha ee loogu yeero F...
5 Joulu 20242min






















